free web hosting | free website | Web Hosting | Free Website Submission | shopping cart | php hosting
affordable web hosting | Pets | web page hosting | web hosting | website hosting | web hosting service | web hosting | best web hosting
Free webhosts Streetview photos

Ururka Samafalka ee Baraarug

Waxqabadka Ururka Samafalka ee Baraarug
Waxyaalihii uu ururku qabtay waxaa ka mid ah:-

Waxaa kale oouu ururku si firfircoon uga qayb qaataa hawlaha wax loogu qabanayo dadka dibadaha jooga, siiba isku xidhkooda iyo caawintooda.

TARIIKHDA URURKA

Ururkan waa urur samafal ah waxaa aas aasay 10 xubnood oo ka mid ah dadka ýsoomalilanderka ah ee ku nool Finland waxaa laga aasaasay dalka Finland magaalda ýHelsinki markii ay taariikhdu ahayd 1998. Sababta loo aasaasay waxaa keenay ka dib ýmarkaan helnay warbixin ku saabsan wadankii oo markaa ay ka jirtay xaalad adag,taas oo ýay ka dhasheen su’aalo badan oo ay ka mid ahaayeen duruufaha Dadka iyo Dalka haysta ýwax ma ka qaban kartaa ? mise daawade ayaad ka noqon, ma dabkaad ku shidi ,mise ýbiyo’ aad ku shubi, dood badan oo su’aalo ka dhasheen ka dib wax ay keentay in aan aas ýaasno ururkan oo Ilaahay iska lahaa waafajintiisa. Taas oo keentay in aan fikrado badan ýis waydaarsano isla markaana ay noqotay talabadii ugu horeeyasay in aan iska ururino ýlacag, taas oo qof walba bixiyay 100 doolar isla markaana aan ugu deeqnay dhakhtarka ýdadka Maskaxda ka jiran ee magaalada Hargaysa qalab isugu jira Gagol iyo qalabka Nadaafada.

Ururku maanta waxa uu ku fiday meelo badan oo ka mid ah Finland, Taas oo suurto ýgalisay inuu helo xubno ka badan intii hore bixiyaana tabrucaat joogta ah oo ah 5 Euro bishii. si fiican ayay isku xilqaameen una garteen xilkii Dalkooda iyo dadkooda kasaaraa ýilaahayna ha ka abaal mariyo markasta oo xubuhu kordhaan , wax qabdaka ururkuna wuu ýkordhaa sidaa awgeed waxa uu ururku wax tar ka geystay magaalooyinka Hargeysa,Burco, Berbera.

Ujeedad ururka

Waa urur samafal ah oo u adeega dadkiisa iyo dalkiisaba sidii uu u hore marin lahaa dhinaca caafimaadka,waxbarashada gaar ahaan dadka tabaalaysan sida Agoont,Curyaamiinta iyo Dadka Maskaxda ka jiran.

Qorshaha ururka

Muxuu qabtaa ururku

Muxuu hiigsanayaa ururku

Aasaasayaashii Ururka

Wixii warbixin ah waxaad kala soo xidhiidhi kartaa

Gudoomiye.

1-Hussein Sulub Jama
E-mail: sulubjama@hotmail.com
Tele: 040-9121481

Gudoomiye xigeen

2-Faisal Amin Ali
E-mail:faisalamin@hotmail.com
Tele:35898514173

Xoghaye

3-Abdisalam mahamud mal
E-mail: Dalad10@msn.com
Tele: 040-9121527

Wax qabadkii u horeeyay waxa ay ahayd caawintii Cusbitaalka Maskaxda ýdadka ka buka ee Hargeysa iibin qalab ka kooban Gogal iyo Qalabka nadaafada.
ALAABTA CADADKA QIIMAHA
BUSATAYAAL45 xabbo---
FURAASHAAN45 Furaash---
Q/NADAAFAD Baaldiyo Xaaqino kala duwan-------
TOTAL ----1000$

Waxyaalo fara badan oo kale ayuu ururku qabtay tan iyo aasaaskiisii, ýmarkaa waxaanu idin leenahay nagala soo qayb qaata oo dadkeenna baahan ýaynu u wada gargaarno.